Somalia

Nin doonayay inuu isku qarxiyo munaasabad ay lahaayeen Ahlusuna oo Guriceel lagu qabtay + Sawiro

Wararka ka imanaya Degmada Guraceel ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka maamulkaas ay qabteen Nin doonayay in uu is qarxiyo. Ciidamada Galmudug ayaa munaasibad lagu xusayay Askarta Ahlu Sunna uga dhimatay dagaalka Al-shabaab ku qabanayay m
Xograsmi

Nin doonayay inuu isku qarxiyo munaasabad ay lahaayeen Ahlusuna oo Guriceel lagu qabtay + Sawiro

Wararka ka imanaya Degmada Guraceel ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka maamulkaas ay qabteen Nin doonayay in uu is qarxiyo. Ciidamada Galmudug ayaa munaasibad lagu xusayay Askarta Ahlu Sunna uga dhimatay dagaalka Al-shabaab ku qabanayay magaalada xilliga Ninkaas la qabanayay. Waxaa kulanka ku sugnaa Madaxda ugu sarreysa Ahlu Sunna sida Macalin Maxamuud Sheekh […] The post Nin doonayay inuu isku qarxiyo munaasabad ay lahaayeen Ahlusuna oo Guriceel lagu qabtay + Sawiro appeared first on Wararka Caalamka.

DF Somalia oo war kulul kasoo saartay ‘gantaal lagu ganay magaalada Makkah’

Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceysay gantaal la sheegay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay u rideen dhanka magaalada Makka Al Mukarama. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xukuumadda Soomaaliya, waxa ayn
Xograsmi

DF Somalia oo war kulul kasoo saartay ‘gantaal lagu ganay magaalada Makkah’

Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u dhaleeceysay gantaal la sheegay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ay u rideen dhanka magaalada Makka Al Mukarama. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Xukuumadda Soomaaliya, waxa ayna caddaynaysaa in beegsiga Aqalka Allah ee xurmadda leh uu yahay mid aan la aqbali karin, waxa ayna u […] The post DF Somalia oo war kulul kasoo saartay ‘gantaal lagu ganay magaalada Makkah’ appeared first on Wararka Caalamka.

Jubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoogeysaneysay, iyo go’ankooda dhabta ah. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu horeyn sheegay in labada dowladood l
Xograsmi

Jubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo maalmihii ugu dambeeyay sii xoogeysaneysay, iyo go’ankooda dhabta ah. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu horeyn sheegay in labada dowladood looga baahan yahay inay cadeeyay waxa uu salka ku hayo khilaafka u dhaxeeya labada dowladood. Isaga oo la hadlayay […] The post Jubbaland: Hal arrin ayaa looga baahan yahay Kenya iyo SOMALIA appeared first on Wararka Caalamka.

Sacuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo weeraray magaalada barakaysan ee Makkah

Dowladda Sacuudiga ayaa maanta sheegtay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen inay gantaal kusoo tureen magaalada barakaysan ee Makkah, balse dhexda laga qabtay. Taleefishinka Al-Arabiya ee Sacuudiga uu leeyahay, oo soo xiganaya goobjoogeyaal, ayaa maanta sheega
Xograsmi

Sacuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo weeraray magaalada barakaysan ee Makkah

Dowladda Sacuudiga ayaa maanta sheegtay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen inay gantaal kusoo tureen magaalada barakaysan ee Makkah, balse dhexda laga qabtay. Taleefishinka Al-Arabiya ee Sacuudiga uu leeyahay, oo soo xiganaya goobjoogeyaal, ayaa maanta sheegay in ciidamada difaaca Sacuudiga ay hawada magaalooyinka Taa’if iyo Jeddah ka qabteen laba gantaal oo nooca ballistic ah. Mid ka […] The post Sacuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo weeraray magaalada barakaysan ee Makkah appeared first on Wararka Caalamka.

Aqriso: Jadwalka cusub ee imtixaanka shahaadiga ee DF oo shaaca laga qaaday

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka cusub ee Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka. Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2018-2019 ayaa waxaa uu bilaaban doonaa Maalin Isniin ah oo
Xograsmi

Aqriso: Jadwalka cusub ee imtixaanka shahaadiga ee DF oo shaaca laga qaaday

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka cusub ee Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka. Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2018-2019 ayaa waxaa uu bilaaban doonaa Maalin Isniin ah oo Taariikhdu tahay 27-ka Bisha May ee 2019,isla markaana Imtixaankan ayaa waxaa uu yahay mid ku celis ah,kadib markii uu fashilmay […] The post Aqriso: Jadwalka cusub ee imtixaanka shahaadiga ee DF oo shaaca laga qaaday appeared first on Wararka Caalamka.

Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamiga qaarkood ayaa aad u hadal haya Eey soo bad baadiyay nolosha wiil yar oo markii uu dhashay kadib hooyadiis nolosha ku aastay, waxa ayna arintan ka dhacday dalka Thailand. Hooyo 15-sano jir ah ayaa meel cidlo ah ku dhashay wiil aysan uurke
Xograsmi

Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamiga qaarkood ayaa aad u hadal haya Eey soo bad baadiyay nolosha wiil yar oo markii uu dhashay kadib hooyadiis nolosha ku aastay, waxa ayna arintan ka dhacday dalka Thailand. Hooyo 15-sano jir ah ayaa meel cidlo ah ku dhashay wiil aysan uurkeeda ku ogeyn reerkeeda, waxa ayna hooyadan durba go’aansatay in nolosha ku […] The post Eey soo bad baadiyay wiil yar oo Hooyadiis nolol ku aastay !! (Daawo Sawirada) appeared first on Wararka Caalamka.

Dad badan oo aan Muslim aheyn oo lagu casuumay Masjidka Darul Faruuq (Daawo Sawirada)

Dad ku dhaw 200-qof aan muslim aheyn una badnaa cadaan ayaa lagu casuumay kana qeyb galay munaasabad afur ah oo lagu qabtay Masjidka Darul Faruuq oo kuyaal magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Dadka afurka lagu marti qaaday ayaa ahaa dad daris la
Xograsmi

Dad badan oo aan Muslim aheyn oo lagu casuumay Masjidka Darul Faruuq (Daawo Sawirada)

Dad ku dhaw 200-qof aan muslim aheyn una badnaa cadaan ayaa lagu casuumay kana qeyb galay munaasabad afur ah oo lagu qabtay Masjidka Darul Faruuq oo kuyaal magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Dadka afurka lagu marti qaaday ayaa ahaa dad daris la ah Masjidka Darul Faaruuq, waxaana sameynta afurkan iska kaashaday maamulka masaajidka iyo ururka Islaamiga […] The post Dad badan oo aan Muslim aheyn oo lagu casuumay Masjidka Darul Faruuq (Daawo Sawirada) appeared first on Wararka Caalamka.

Axmed Madoobe oo Cabasho ka dhan ah Dowlada u gudbiyay Ben Fender (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaalada Soomaaliya ee dhinacyada kal
Xograsmi

Axmed Madoobe oo Cabasho ka dhan ah Dowlada u gudbiyay Ben Fender (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xaalada Soomaaliya ee dhinacyada kala duwan iyadoo gaba gabadii ay Saxaafada la hadleen. Danjire Ben Fender ayaa sheegay in Madaxweynaha ay ka wada […] The post Axmed Madoobe oo Cabasho ka dhan ah Dowlada u gudbiyay Ben Fender (Daawo Sawirada) appeared first on Wararka Caalamka.

Muuse Suudi iyo Xaaf oo laba qodob ku heshiiyey

Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kulan gaar ah... The post Muuse Suudi iyo Xaaf oo laba qodob ku heshiiyey appeared first on Wararka Caalamka.

Puntland oo soo saartay amar ka dhan ah ajaaniibta ka howlgala deegaanadeeda

War saxaafadeed kasoo baxa Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa amar kasoo saartay shaqaalaha ajaaniibta... The post Puntland oo soo saartay amar ka dhan ah ajaaniibta ka howlgala deegaanadeeda appeared first on Wararka Caalamka.

Xog: Laba arin oo sababtay in DF ay xabsi ku sii heyso Sheekh Mukhtaar Roobow

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa muddo ku dhow 150 maalmood ku xiran Xabsi... The post Xog: Laba arin oo sababtay in DF ay xabsi ku sii heyso Sheekh Mukhtaar Roobow appeared first on Wararka Caalamka.

Agaasime cusub oo loo magacaabay Villa Somalia

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo... The post Agaasime cusub oo loo magacaabay Villa Somalia appeared first on Wararka Caalamka.

Sawirro:Waa kuma korneylka Soomaaliyeed ee lagu eryanayo dalka Mareykanka?

Telefishinka CNN-ta ee dalka Mareykanka aya barnaamijka THE LEAD ku baahiyay warbixin lagaga hadlayay qofka... The post Sawirro:Waa kuma korneylka Soomaaliyeed ee lagu eryanayo dalka Mareykanka? appeared first on Wararka Caalamka.

Muxuu yahay kiiska ay Manchester City ku seegi karto ka qeyb galka Champions League-ga?

Kooxda dambi baarista ee xiriirka kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa dooneysa in tartanka horyaallada...
Xograsmi

Muxuu yahay kiiska ay Manchester City ku seegi karto ka qeyb galka Champions League-ga?

Kooxda dambi baarista ee xiriirka kubadda cagta Yurub ee Uefa ayaa dooneysa in tartanka horyaallada...

Kenya ma waxay shacabkeeda u diyaarineysaa in ay ku guul daraysatay damaceedii Badda Soomaaliya

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Kenya, Moses Wetangula, oo ahaa kii bilaabay in muran la...
Xograsmi

Kenya ma waxay shacabkeeda u diyaarineysaa in ay ku guul daraysatay damaceedii Badda Soomaaliya

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Kenya, Moses Wetangula, oo ahaa kii bilaabay in muran la...

DF oo ku dhawaaqday in imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare la hakiyay

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Caawa ku dhawaaqay in la hakiyay Imtixaankiii Dugsiyada Sare oo ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya sida ay goor dhow qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee
Xograsmi

DF oo ku dhawaaqday in imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare la hakiyay

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Caawa ku dhawaaqay in la hakiyay Imtixaankiii Dugsiyada Sare oo ay qaadeysay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya sida ay goor dhow qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA. War kasoo baxay Wasiirka ayaa waxaa lagu sheegay in imtixaanka uu markale dib u bilaaban doono 27-ka  Bishan May balse inta […]

Blog Post Title

What goes into a blog post? Helpful, industry-specific content that: 1) gives readers a useful takeaway, and 2) shows you’re…
Xograsmi

Blog Post Title

What goes into a blog post? Helpful, industry-specific content that: 1) gives readers a useful takeaway, and 2) shows you’re…

Get more results via ClueGoal