newsare.net
Dowladda Sacuudiga ayaa maanta sheegtay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen inay gantaal kusoo tureen magaalada barakaysan ee Makkah, balse dhexda laga qabtay. Taleefishinka Al-Arabiya ee Sacuudiga uu leeyahay, oo soo xiganaya goobjoogeyaal, ayaa maanta sheegaSacuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo weeraray magaalada barakaysan ee Makkah
Dowladda Sacuudiga ayaa maanta sheegtay in kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen inay gantaal kusoo tureen magaalada barakaysan ee Makkah, balse dhexda laga qabtay. Taleefishinka Al-Arabiya ee Sacuudiga uu leeyahay, oo soo xiganaya goobjoogeyaal, ayaa maanta sheegay in ciidamada difaaca Sacuudiga ay hawada magaalooyinka Taa’if iyo Jeddah ka qabteen laba gantaal oo nooca ballistic ah. Mid ka […] The post Sacuudiga oo sheegay in gantaal lagu soo weeraray magaalada barakaysan ee Makkah appeared first on Wararka Caalamka. Read more