newsare.net
Waxa la yidhi oo lagu celceliyey Somaaliya iyo Somaaliland waa in ay wada hadlaan. Waa hadal wanaagsan ee maxaa ay ka wada hadlayaan? «Mushkilada midnimada iyo goosashada»(Sida Soomaaliya tidhaa) ama gooni-isutaaga(sida Soomaaliland tidhaahdo); hSoomaaliya iyo Soomaaliland, Wadahadal Mise Wadahadallo?
Waxa la yidhi oo lagu celceliyey Somaaliya iyo Somaaliland waa in ay wada hadlaan. Waa hadal wanaagsan ee maxaa ay ka wada hadlayaan? «Mushkilada midnimada iyo goosashada»(Sida Soomaaliya tidhaa) ama gooni-isutaaga(sida Soomaaliland tidhaahdo); ha ka wada hadlaan oo ha ka heshiiyaan baa la yidhi. Read more